waa qasmee qalbigayga meel iqaadaysa waayee waa qasmoo qandhadiisa isoo qabatayee

qurbo oo qaxar yaalee khabarkiisa kaa qarsooneed maa qaraab laga doontaa anigaa ku soo qasaaree yartii aan ku qafiifee

waa qasmee qalbigayga meel iqaadaysa waayee waa qasmoo qandhadiisa isoo qabatayee

quud hortay oola qaatee qoryihiisa aan guraayee qandhadii aanka qaaday qeerkayga iga reebee

waa qasmee qalbigayga meel iqaadaysa waayee waa qasmoo qandhadiisa isoo qabatayee

qaymahiisa jaceelka quwadiis
kala waynaa qorshihiisa minaad ka qadid qabrigaa karoone

waa qasmee qalbigayga meel iqaadaysa waayee waa qasmoo qandhadiisa isoo qabatayee

Exit mobile version