dhulkiis ku dhibtoode
awr hdaari moode
waan ka dheeradee
ana dheyelsan maye
dhinacaaga male
soo dhawaade
dhinbiil naara tahe
waa i saaqde

hagar ma qaate
biyo ma dhirbaaxe

dhinacaaga kii yimade
iyo qaye qaamil waye
dharaartii malin dhuuqe

Exit mobile version