Heesta Wax kastooo - Lyrics
Waxkastoo aan ku weediiyo
Waligay inaan kaa weeninaa
Wanaagee ii ahee walaalee
An warkii itiraahda
La weeraari maayee
Wax tar inaan kuu noqnee
Waajib igu ahee
Wacad iimaree
inaan waqti qaadanee
Wacad waaye
Inaan waqti qaadanee
Wadnahay ooonkiisiyee
Adaa eheee ?
ku wareegsanee walaalo
Wareer maahinoo
aad iwaashidoo
Wadaantii ?
Wacad iimaree
inaan waqti qaadanee
Wacad waaye
Inaan waqti qaadanee
weerweerkii kalgacaylka aa
Walaaciisa igu weenaadayee
Iga waabi ahee wahelekeega noqee
?
Wacad iimaree
inaan waqti qaadanee
Wacad waaye
Inaan waqti qaadanee