VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aaduunyo version - Lyrics

kii I xaman lahaayow ama xaasidkaygow Kaan xalay wanaajee Ixumeeyay maantow Murtidaydu waa xubin waa hadal aan soo xulay xanuun iyo dardaaran ah waa xujee dadow maqal Xikmad weeye heestuye xifaalaha aduunyooy Xisimaha daruurtiyo Mar buu xaysku hooraa Nimco lagu xasuustaa, adduunyooy Mar baa? xaaluf iyo boodh Abaar laysku xeeraa Dadku xagal wareegayoo, xumaadaa Xidigaa is doorshoo , aduunyooy Ninkii xoolo lahaan jirey aduunyooy Mar buu xaabka qaataa Xigsadaa asaaggii! Mar buu xaabka qaataa Xiskihii wax moodaa Adduunyooy xaalkaa ba' Xolahaaga oo nagi Mar baad xoor ka maashaa Xaragadu ku lumisaa aduunyooy Mar baa xaaqin iyo guluf Cudur lagaa xabaadhaa Caydhi lagu xasuustayoo, xumaataa Xirsigays beddelayoo aduunyooy Ninkii maali jirey xulad aduunyoo Mar buu xaalku waayaa Xigsadaa asaaagii Mar buu xaynta waayaa Xigsadaa asaaggii! Adduunyooy xaalkaa ba' Mar baa xiliyo maamuus Magac lagugu xeeraa Xariir lagugu daahaa, adduunyooy Mar baa xuubka gerigiyo Talo lagaa xayuubshaa Xurmo beel ahaatayoo, xumaataa Wakhtigay is xereyoo, aduunyooy Mar? baa sharafku xaydmaa , aduunyooy Ninkii laga xishoon jiray Aan cidi ba xaalayn, Ninkii laga xishoon jiray aan cidi ka xadhig xidhan Adduunyooy xaalkaa ba' Lyrics by zainab
Queue is empty
-- / --