VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Addun baaba gabadhyahay - Lyrics

Aduunbaaba gabadhyahay gadafeeyay timahoo gogol lagu bulsheeyiiyo guur u feedhanaaye miyuu wiil gayaani go'e maanta jooga geeri weeye caydhu ye sawtan laysay gaajadu mid aad garabka saartiyo miyuu geesi noolyahay Aduun baaba geenyooy wabigii ganaaniyo gacan wabi ku yaaloo haraad li'i u gamaayex geestayada miyuu faras gaashaan qaadi joogaa geeri weeye caydhu ye sotan laysay gaajadu midaad garabka saartio miyuu geesi noolyahay anigiyo naftaydaa habeen madow gudaysoo geedbay qof moodee tii oon gudin u hayn bay laama goo i leedoo gacmihii i daaleen garaad dumar ma dheeree yaa garwaaqsan jirayeey gabadh kibirtay oo ladan yaa garawsan jirayeey geenyo aan jaraysnayn yaa dagaal ku galayeey gooni u halaabee Yaa garan waxa i gubay
Queue is empty
-- / --