Aabaha jacaylkoow…
…….

Ula jeedaadaaan ka
arkaa Dhul dheeeroo
Adigoon I ogaynbaaaaaan
Uurkaaga baaaaadhoo
Arintaaaaadu QAYSOOW
Afgobaaaadsi weeeyeee…
……
Aakhiri CABDOOW
anbatayoo luntoo
Awrkii cirkay ku
Ag xidhantahee
.
Ha dhex galin umuuraha
Isha xidho, afkan dhowr
Arag maqal, warkana dhaaf

By Shakir Essa

Exit mobile version