VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Beerdillaacshe qaraami mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed Mooge
Beerdillaacshe qaraami

Inuu damqo sowdku
Maan ku dayoon

Daliil iyo deelka
Maansada ee

Hibooy anba waan
Ku haybinayee

Ina abti ma iihan
Wayn tahaayee

Magaalada geed
Kuyaal muxibooy

Ayaad midabkiisa
Leedahayeey

Aroor yada hore
Daruur onkodiyo

Ufada roobku way
Udgoon tahayeey

Nafyahay orodoo
Arligii qabo oo

Halkii aad ku ogayd
Kasoo eegeey

codkii Mohamed Mooge