VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Biri ma geydo - Lyrics

Degtiyo aa daruurtiyo Aan jacaylkaan baaba,ay La sii balamayo Kolay badh ifur naagood Ragu kama baxsanayoo Kama bixin juwayjii Jacayl waa bukaan Aad u baaha oo Baladu dhigee Mar ku beer miyaa La is banbaaniyaa Jahanamo gal weeyaan 2× Looma babac dhigee Dhiri iyo wanaag Looma babac dhigee Dhiri iyo wanaag Dhinacaa baxshoo Dabo barashadeed Dhinacaa baxshoo Dabo barashadeed Ma adaa dhididay Hadan baadiyiyoo Gayahaba ahaan Daraad la,oon 2× Birmagayda iyo Biyo diid lahayd Soo baraarugiyo 2× Adigoo banaan Baadiyoo xareed Been sheegi laa Goban lama koree Xiliguu buuxaan Meel kaaga baqoo 2× Daw soo jiriyo boqolaa jiree Daw soo jiriyo boqolaa jiree Hadimay naftoo Geliga iska wadhan Hadimay naftoo Geliga iska wadhan Ma adaa i biday Hadaan baadi iyo Baryohaba ahaan Nin garaad la,oo 2× Birmagayda iyo Biyo diid lahayd Soo baraarugiyo 2× Bandhada jacayl Ma badhayninoo Waa taan badhee Anoo bayr lahayn Bili jaawalay Talo soo baxdoo 2× Anaa kuu bogay Bi,i waa kalgacal Anaa kuu bogay Bi,i waa kalgacal Haduu baaba,oo Boodii la qabee Ma adaa i biday Hadaan baadi iyo Baryohaba ahaan Nin garaad la,oo 2× Birmagayda iyo Biyo diid lahayd Soo baraarugiyo 2×
Queue is empty
-- / --