VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galbis - Lyrics

Aniguna kumaan gabin adna iima gooynine waayaha ina gaabshee x2 Hadii guri aad leedahay oo lagula aqal galay geel iyo gamaan faras ayaan kugu galbinayaa x2 Waxaa golaha la keenaa arin aad gorfeysayoo aan gocasho rebeyn iyo garasha waayeel hadaan gacan kusiin- anigana gob iyo caadil ayaan kugu galbi nayaa x2 gafna maad sameynine calaf baa halkaa galay aad galabta taalee ubadkoo gargaaran arooskaaga geey, duco aan gabooneyn ayaan kugu galbinayaa*2
Queue is empty
-- / --