VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geel iyo gamaan faras - Lyrics

Aniguna gumaan gabin aadna iima gooynine *2 Hadii guri aad leedahay oo lagula aqal galay - geel iyo gamaan faras ayaa kugu galbinayaa waxaa golaha la keenaa arin aad gorfeysayuu aan gocasho reebeyn Hadii guri aad leedahay oo lagula aqal galay - geel iyo gamaan faras ayaa kugu galbinayaa gafna maad sameynine calaf halkaa galay halkaad galabtaalee ubad koo gargaaraan arooskaaga geeyoo duca aan gaboobeyn ayan kugu galbinayaa Doqonbaan kala garan gu' iyo deyr ------------------------
Queue is empty
-- / --