VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haween U Samir - Lyrics

haween usamir amaa ka samir sidaa waxay ku dhaamaan loomabaa samaynin aduunbaa sahwiyayoo doonayay sidaa wacan inay igula socotee haween wey kasimanyiin cadhada iyo saakiyo saha iyo wareerkee hadaad sare uqaadiyo haday silic kunolayihiin labadaba kafaniyeen soojiray aqoonloo soomaray dhukdheero siduu sheegay waayeel adigoo usamaafalay uwadaa sida uroon ogsoon dantiiniyoo
Queue is empty
-- / --