VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idil - Lyrics

ninka ila biyo leh ooman ee haraad isgoo il daran adimada ku maranee afka aanu gelin weli eegmada indhuhu aragrida halkay ku riyoonayeen ula kacay naftee ifka adiga inanyahay ogolaaday baan adiguna ilimihii aad dhacama saartood irida u adkaysee adaan kaa ibtiloobee idileey idileey idileey adigiyo wanaagaagan weli ulanayaa in amaano dumaroo u yihiin ragoo alle nagu ogyahay ma qoonsatahay afar inay nin qudha ooryi u yihiin arin iyo aduun u maleegan yihiin asaraarka badan inan looga roon adigana ilimihii kalgacalkaad ood dhacama saartood irida u adkaysee
Queue is empty
-- / --