VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idileey - Lyrics

adaa kaa waaariyoo idileeey adigiyoo wanaagagana weli la joogaaa ninkii ilaha biyaha leh oomaanay araaag isagoo ildaranee diidmaa ku maranee afku aanu galin weli eegamda indhuhu aragtida adkeeyee wey ooyileeeey ula kacay nafteydee ifka aadigaa heli ogolaadeybaa ahaa adigunaa iweynee kalgacalka ood dhaa masaartoo weliba u adkeyseee adaa kaa ibtilo idleey anigiyo wanaagaga idileey inamaan dumarlaaa iyadii ragooooo ma aduu fildanaa afarmiyihii garanla aa ooryooy arimiyoo aduun umagedi aakhira kaa badan inagoo loodan baa ogoo
Queue is empty
-- / --