VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ifka - Lyrics

ifkaa inan rag uunbaa dhibta loo abuuree udubada axyeeladu waa ehelediisee iin intii u yeeshana waa aduunyada liide sidaan ahay ninkii ogi meel istaagi maaye malaa amar ilaahay nina oolin maayee uunku haysku eegaa indho loo sameeye uur wuxuu jeclaystaa afka lagaga heesaa ibtiladu waxay tahay markii lagu ogaade aadam iyo xaawa waa loo ogaaye uguba maahee waa xaal abid soo taxnaaaye ana taan asteystaa dumar iga noqotayo hawl u anba qaade
Queue is empty
-- / --