VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jirab qaaci - Lyrics

jooflaha libaaxiyo jaan dheerta doobkiyo waayeelka jaxafsada jiradaha habeenkii waxii jiira wagaa jeenyuhu xanuunaan aleylahe jaceylkii jid iyo ehel uma bixin anigana ka joog iyo ha ku jabin imaad oran waxbase jeerba yaan hiban jirabka i marisaye ILLAAHI joogay ba jiray ALLAHI joogay ba jira wadiqada jirjirsani jid san bey ku geysa ama jar iyo buur dheer khalqigana bar ba jira intey ku hor jafleyaan waaqle kugu jarwadiye aleylahe sidii jagi dhalintii isku jiireen wacadki nejexnaa adunba ku joogsaday waxbase jeerba yaan liban jirabka i marisaye ILLAAHI joogay ba jiray ALLAHI joogay ba jira Ifka waxa la joogtaa janadu ku geyaa amase naarta jahanama jaceylkuna sidoo kale nimcuu ku jiheyaa amase laaba kula jaba Alley lahe jamashadeydii iyo jululu,daadii sida ramayda jilaal jeermis badan ka qaade waxbase jeerba yaan hiban jirabkaad i marisaye Illlahi Joogay ba jira Allahi joogay baa jira
Queue is empty
-- / --