VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Kaa jagafsa qaaci mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed Mooge
Kaa jagafsa qaaci

ooflaha libaaxiyo
jaan dheerta doobkiyo
waayeelka jaxafsada
jiradaha habeenkii
waxii jiira wagaa
jeenyuhu xanuunaan
aleylahe jaceylkii
jid iyo ehel uma bixin
anigana ka joog iyo
ha ku jabin imaad oran
waxbase jeerba yaan hiban
jirabka i marisaye
ILLAAHI joogay ba jiray
ALLAHI joogay ba jira
………………………..
wadiqada jirjirsani
jid san bey ku geysa
ama jar iyo buur dheer
khalqigana bar ba jira
intey ku hor jafleyaan
waaqle kugu jarwadiye
aleylahe sidii jagi
dhalintii isku jiireen wacadki
nejexnaa adunba ku joogsaday
waxbase jeerba yaan liban
jirabka i marisaye
ILLAAHI joogay ba jiray
ALLAHI joogay ba jira

Ifka waxa la joogtaa
janadu ku geyaa
amase naarta jahanama
jaceylkuna sidoo kale
nimcuu ku jiheyaa
amase laaba kula jaba
Alley lahe jamashadeydii
iyo jululu,daadii
sida ramayda jilaal
jeermis badan ka qaade
waxbase jeerba yaan hiban
jirabkaad i marisaye
Illlahi Joogay ba jira
Allahi joogay baa jira

Lyrics by Jaalle

codkii Mohamed Mooge