VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku ma naco gobaadeey - Lyrics

Kuma gabo dantaydaay Kuma galo wax yeellooy Kuma gooyo wacadoow Kuma taliyo godobeey Kuma geyo colaadeey Gefoow kuma ilaawoo Wallee anigu goornaba Kuma naco gobaadeey Kuma gabo abaaloow Kuma gaabsho deeqeey Kuma oodo Gacaneey Kulan anigu geystiyo inaan gudo Hajoogtee Gareey kaama eexdoo wallee anigu goorma kuma naco gobaadeey Goonyihii hargeeysiyo Guryo samo adoo Yaal lama galo daruuraha Galabtaasiyo gugii da ay adigoo guud ka daawaday wax laguugu gaysaba wallee anigu goornaba kuma naco gobaadeey Lyrics by Abdirrahman Ismail
Queue is empty
-- / --