VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta La Jiifiyaana - Lyrics

la joojiyaana waa banaan la jiifiyaana waa banaan haday taladu baahdoo arin kugu balaadhoo wakhtigu baaxadsooriyo kula tago bacad kulul uu baadhka kugu qayo marna buuro dhaadheer oo guudka baraf ku leh kula tago baraadli lama baraq nuglaadee waa daris beri hore kaa baaqday adigoo mawluhu ku barayee aad maruun ka bixiyee boga waxaad ku haysaa meel uu baad ku yaalo ay tigaadu badantoo dhulka biyuhu wadhanyihiin markuu boodhku ka duulaa lagu beercadaadaa haraad kugu bakhtiiyaa dunidaa badhaadha ah marna wadata hawl badan
Queue is empty
-- / --