VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxamed maxamed iyo magool slow version - Lyrics

Magool Maxad aniga igu ulan Axdigeeni aan fury Saw ma umal wareegsamin Maxamed Haduu ay ku kala lumo Geela irdaha hawd Looga ururiyaa Arinkeen dhamadiyo Marku joogy idilkii Maxa keeny odygii Magool Ilimaha kal gaclikiyo Oonka saw kulama qabo Saw dartaa ugama iman Kuwa ii arimin jiry Maxamed Hayee taa ilaw Hadaan ery gaf kugu idhi Laba uursi wada jecel Ifka kumaan hungooban Magool Hay odhanin hyga saarin eed Waa ody ka sheekee Arinteeenu caaweee Maxamed Way iman ayoon kaloo Ifka intaan ku noolnay La inoo aroosee Magool Sidaad aniga i tahy Kali labi aduun kee Maxamed Aniguba asaagaa Kali kaa astystee Magool Ku ildoog sanayiyoo Wada isha allle Maxamed Aa inad ooridy noqon Aaminta kula idhi
Queue is empty
-- / --