VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saylaha - Lyrics

Baydka Koobaad Sahay Adiga Oon Qabin Sibraar Badha Kulay Tahay Suryo Ruux Ku Kullanteen Surin Aanad Kaba Filin Sedna Aad La Jeceshahay Adoon Sidan Maxaad Siin Sow Maaha Gacantaa Intaad Saarto Dhabanada Inaad Socoto Yaabkii Oo Salaan Kullay Tahay Isla Seeganahay Talo Inagoo Si Wada Jecel Soo Socoo Wax Ii Sheeg Haddii Jacayl Sir Laga Dhigo Saldhig Lagama Gaadhee..... Baydka Labbaad Saylahaa Libaax Oo Sodon Qaday Sidiisaan Sardhiyaa Jacaylkaba Ma Sanadkii Afraad Baa Saaka Caashaqeeni Inan'yahay Soconayaa Oo Salaan Kolay Tahay Isla Seeganahay Talo Inagoo Si Wada Jecel Soo Soco Waxii Sheeg Hadii Jacayl Sir Laga Dhigo Saldhig Lagama Gaadhee Ma Saxna Mana Dhammaystirna Fadlan hadii aad awoodid isku day inaad inoo soo dirto
Queue is empty
-- / --