VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suniyaal biciidleey - Lyrics

Sawtaan Ahaan jiray Dooob saraara Wayna Sange Faras ka xoog weyn Sida Cawsha neefsada Soo Qaban Waxa Carara Sunayaal Biciidley 2X Sabar Geenyo Ugubleey Sidan ku arka wali Sasaba naftaydoo Sugayaa Wali Wanaagii Saqda Dhexe Habeeenkii Sida Xoolo Guul wado Naftu way Sawaxantaa ......****..wuu calaaliyye ......***.... Sidan ku arka wali Sasaba naftaydoo Sugayaa Wali Wanaagii Sawtaan Ahaan jiray Dooob saraara Wayna Sange Faras ka xoog weyn Sida Cawsha neefsada Soo Qaban Waxa Carara Sunayaal Biciidley 2X Sabar Geenyo Ugubleey Lyrics by Ridwaan Yare
Queue is empty
-- / --