Heesta Waa la ii adimay - Lyrics
waa la ii adimay
axadii sidaan
kuu eegayee
arageeda taan
ku ildoogsadaay
ma ilowsantahay
axdigaad martiyo
meeshaad i tidhi
waan imanayaa
eedaanka diigo
oogsaday salaadiyo
waago iftiimaan
kaliday inaan ahay
ashqaraarka saaroon
adimada cuskadayoon
aa laba eeftay caawe