VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waadiga dugsiyada v2 - Lyrics

Waxaan ahay waadiga dugsiyada
Waxaan ahay waanada macalinka
Waagii baryaba,ubax laga waraabshoo
Waxaan ku werweraynaa
Wadankiina wax ubarta
Oo xanbaara waajibkiisa
Wahsanmayni
Waabanmayno
Warwareegimayno
Weec weecanmayno
Guul wacan
Nolol ku wanaagsan
Iyo barwaaqo
Haku waaro wadankeenu
Wadankeenu waa
Wadnihii jidhkeenee
Waraabinaayey dhiigoo
Waan ku wardiyeynaa

Queue is empty
-- / --