heestu waa xasuusoo
xudin weeye gaaroo
naftaydanan la xiiqayo
i xanuujineysoo
ku xasili isleeyee
Ayaaban xumaato loo qabin

maxayirin danna guud
mana talin xumaan abid
xabashina umaan galin

xeebtaa jabuutee
somali lagaa xaday
haddii aan xagaa tagey
maan jabinin xeerkee
maxaa lagygusoo xidhay

Agoon xoolo kama dhicin
xadhko goysna maan noqon
eex ragna kamaa galin

cid umaan xifaalayn
xogta dalkayga maan bixin

jabuutidii aan u xaydnayn
ee somali laga xaday
hadii aan dalxiis tagey
maan jabinin xeerkee
maxaa laygusoo xidhay

Exit mobile version