VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amaant allaah - Lyrics

allow adaa i abuurayoo anigoon jirin i ahaysiiyoo adimadeyda idil qurxiyee iga dhigay islaameee adigaa iga mudan amaano idil boqorkii aduunkiyo aakhiro afkaygaa amaantaada mooyee erey kaleba diidee diidayoo allow adaa iinaxariistoo aduunyadana igu irsaaqoo ifka intaan ku noolahayna adigaan ku adeecayaaa adigaa mudan amaanoo idil boqorkii aduunkiyo aakhiro afkaygaa amaantaa mooyee erey kaleba diidoo erey kaleb diidee
Queue is empty
-- / --