Heesta Ayaan siman - Lyrics
ayaaneey jaceylkan
sedrigaaa degaayee
soodinta dhaafee
aan kuu sifeeyee
markaan seexdoo
sideed jeerbaan
saqda dhexe
hurdada ka salalaa
sanadaan ku sugaayoo
nafta kugu sasabaayoo
malintaad sowjadeyda noqotan
samantaadii arkayoo
simaney kuugu nastayee
simaneey jaceylkan
sambabada sudhaane
seedihiyo halbowlaha
ku sii saaidaayee
markaan seexdoo
sideed jeerbaan
saqda dhexe hurdada
ka salaalaa ka salalaa
sanadaan ku sugaayoo
nafta kugu sasabaayoo
malintaad sowjadeyda noqotan
samantaadii arkayoo
simaney kuugu nastayee