VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayaxii nafteydaay intro - Lyrics

dayaxii naftaydaay dunida usoo dalacdaay idoondoonaysaye dareemi waayee danahaagii daysoo dartaydii ilowdoo waad igu daashoo dibaad u noqotee dambibaan kaa galayoo nafsigaa itaax dhigayoo xagaagaan usoo dumayoo ku ilowsiiyo diiftee is ilowsiino diiftee daruur igu da aysoo dabeysheed udgoontahoo idaydayaysee damaaci waayee danahaagii daysoo dartay u ilowdee waad igu daashoo dibaad unoqotee dambibaan kaa galayoo nafsigaa itaax dagayoo xagaagaan usoo dumayee ku ilowsiiyo diiftee is ilowsiino diiftee
Queue is empty
-- / --