VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Difaacii nabiga scw - Lyrics

adigoo dadaaalaayoo diinta gaarsiinayaa dabka celinayaaa lagugu diidayee daain noo berisayoo ilmadu kaa dareertayoo cagihiina ku dildilaacayoo anaga daraadeene anaga daraadeene kii ladaahirayoow scw daainkay doortayoo scw nabigaan difaacayaa intaan dunida baaqi ku ahay dayaif dacwadaa usheegtayo kula dagaalameenoo dhigaaga daadiyeenoo halaagna udiidayee daain noo berisayoo ilmadu kaa dareertayoo cagihiina ku dildilaacayoo anaga daraadeene anaga daraadeene kii ladaahirayoow scw daainkay doortayoo scw nabigaan difaacayaa intaan dunida baaqi ku ahay
Queue is empty
-- / --