Heesta Adey baday - Lyrics
Aday badey kuleelaha
Aday badey inaan kaco
Lugeeyoo aday badey
Habeen badh naan
Baxo madow x2
Aday badey jacaylkan
Igu sii balaadhiyo aday
Badey war been iyo
Balan aan dhamanayn
X2
Ilaan beer dumar baan
Ka ilbixin rag aan baran-
Inee x2
Kumaan badin balaayada
Kuma badin inaad banaan
Lugayso kuma badin haben
Badh inaad baxdo madow
X2
Kuma badin jacaylkan
Kugu sii balaadhiyo ku-
Ma badin war been iyo
Baxsanay dhibaayee
X2
Ileen buuq dumar baad
Utahay iyo laba boglayn
Tee x2
Aday baday galiil yada
Aday baday inaan kuu
Buseeloo aday badey
Xanuunkiyo cudurkaan
Baxayn x2
Aday badey jacaylkan
Igu sii balaadhiyo aday
Badey war been iyo
Balan aan dhamanayn
X2
Ilaan beer dumar baan
Ka ilbixin rag aan baran-
Inee x2
Kumaan badin dhibatada
Kumaan badin inaad bada
Talowdoo kuman badin
Baxsanay nafta biimo
Galisee x2
Adaa is baday xumantiyo
Inaan balan oofininee
Adaa baxay bilaa hadal
Axdigii ka baydhee x2
Ileen buuq dumar baad
Utahay xin iyo laba bog-
Layntee x2