Heesta Mahiigaan - Lyrics
Sida mayay arooryaad
Mahiigaan kii ooda'ay
Meel geeduhu kuyaal
Baa miraha laga hela-
Ayoo x2
Geedigu maraayoo
Geeluhu ku maalaan
Naftayda ku maagtoo
X2
Adigaa umuuqdee mah-
Adhada jacaylkan raxm-
Aan quudayaayoo x2
Qalbigaa iyo mankuna
Adigaa ka maaxoo kaa
Maar mimaayoo hadaad
Iga maqnaatidee x2
Sida mayay arooryaad
Mahiigaan kii ooda'ay
Meel geeduhu kuyaal
Baa miraha laga hela-
Ayoo x2
Jacayl waa musiiboo
Waa loo marxuumee
Murugo iyo walaac
Buu maan kaaga gal-
Iyaa x2
Midi kaama goysoo
Biyo kaama mayraan
Dadku wuu maleeyaa
X2
Magaciisa sheegaa
Mahadhada jacaylkan
Raxmaan quudayayoo
X2
Qalbigaa iyo mankuna
Adigaa ka maaxoo kaa
Maar mimaayoo hadaad
Iga maqnaatidee x2
Jacayl waa musiiboo
Waa loo marxuumee
Murugo iyo walaac
Buu maan kaaga gal-
Iyaa x2
Midi kaama goysoo
Biyo kaama mayraan
Dadku wuu maleeyaa
X2
Magaciisa sheegaa
Midi kaama goysoo
Biyo kaama mayraan
Dadku wuu maleeyaa
X2
Dhaanto iladheel
Inan yahay saar
Ila dheel inan yahay
Suurow ila dheel inan
Yahay shirib iladheel
Inan yahay gobiladhel
Inan yahay x2