VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miski - Lyrics

Sida ubax mareeroo Ama roob mahiigaan Oo meel ku hooraad Miskiyay lajaad tahoo X2 Muxibadaad igalisaa Adoo soo mushaaxoo Muuqagu wacan yahay Oo meel san joogaa Mowlahay nakulan Siiiyay x2 Sida malab udgoon Lahoo macaan tiisa Gaarka ah loo muu- Sanaaboo adaan Kaa maqsuudee x2 Qurux loo maseeroo Ragu uu ku miirsado Adigaa ku maalee ana Kaama maar mee mo- Wlahay nakulansii x2 Sidaad tahay mataan Kay anigaan kumogayn Mowjadii jacaylkaa Maal mahaan isidatee X2 Mudantii haween kaay Marwadii wacnaydee Magac iyo ilwaad lama Moodi karayee mow Lahay na kulansii x2
Queue is empty
-- / --