VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Warsan - Lyrics

Inanyahay walaaliyo Wacadkaan lahaynee Ma waqin jacaylkuye Wadnahiyo halbawlaha Waa beer jidhkaygiyo Waa cid hibaaqdee 2× Waagii gadootana Waxaan xasuustaa Xasuustaa Hadalkii wacnaayee 2× Adiguna waxyeeliyo Walbahaarka caashaqa Iga dhawr iga dhawr walaaca 2× Warsan sheekadeeniyo Iyo wada jirkeenee Ha simin hadaaqee Waayihii i dhaafa Jacayl u eekaysii Haba ka sii xumaayoo 2× Waagii gadootana Waxaan xasuustaa Xasuustaa Hadalkii wacnaayee 2× Adiguna waxyeeliyo Walbahaarka caashaqa Iga dhawr iga dhawr walaaca 2×
Queue is empty
-- / --