Heesta Xamar - Lyrics
Xamar waa halbowlaha
Xididada jiridiyo xulkii
Qaran weeyaan x2
Waa gobol xaqdhowr
Buu dhan xuduntii
Soamaalaay nagu
Xushmeeyee x2
Xamaray xaruntii dal
Kaygaay xamaray
Xariir iyo dhul doog
Laay xamaray xiskay
Gaad kutaala xamaray
Alow xasid kaa qabo
Alow xasid kaadhowr
X2
Xamar ruux xumeeyo
Xaal marin udiidana
Xisaab aakhiraa kuma-
Qan x2
Xabadiyo wax yeelada
Xasuuq aan dhamanayn
Xaajadeedu yay noqon
X2
Xamaray xaruntii dal
Kaygaay xamaray
Xariir iyo dhul doog
Laay xamaray xiskay
Gaad kutaala xamaray
Alow xasid kaa qabo
Alow xasid kaadhowr
X2