VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iska kay ilow - Lyrics

Inanyahay hurdaba Idilkood hablaha Uma furin afkaygee Waan ka aamusnaa 2x Adiguna walaal Adoon uur xumaan Ruux kale abaaroo Iska kay iloow 2x Albaabkaygu kaa xidhan kaa xidhan Kaa oodan Laabtaydu Laabtaydu Albaabkaygu kaa xidhan kaa xidhan Kaa oodan Laabtaydu Laabtaydu Hana iman agtaydee Daydayo asaagaa Daydayo asaagaa 2x Hadii aad is tidhi Afduub weeyi caashaqu Adigaa isoodoo Ka il doobay noloshee 2x Hablaha aynigaagaa Xishood iyo akhlaaqbaa Inan la ogaayee Ku eekow haweenimo 2x Albaabkaygu kaa xidhan kaa xidhan Kaa oodan Laabtaydu Laabtaydu Albaabkaygu kaa xidhan kaa xidhan Kaa oodan Laabtaydu Laabtaydu Hana iman agtaydee Daydayo asaagaa Daydayo asaagaa 2x
Queue is empty
-- / --