VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Maah maah mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamoud Amoore
Maah maah

dadku inuu markhaatiga
ku masuuga laga roon
inaa tahay marwo haween
dumar mudantidoode
waxsee meesha sii yiil
xaaja laba mudaysteen
horta laysku magac dhabay
iyo mira dhalkiinee
maah maahda ila garo
murtida ha igu baylin
malyuun male maarley dumar
hadeey madax banaantahay
mid uun baana guursada
labana waxaa mideeyee
waa meyrax iyo dhaqaan
iyo meher islameed
maxfal iyo mashxarad guur
oo tana kaaga marag gahay
maqaloo macnaha dhuux
ha macaate maareey
inkastoo macaan tahay
waxaan maara loo hayn
ha umuraadin baa wacan
miyaa kurus ku moosmaa
marnaa baarka dhaafaan
indhihiisa maar un ruuxani
marikarin amar fududna ha iqaban
marwo dharsan baan ahay
ku miliilicdaan ahay
sida meyra geeloo
loo dhigay maqaarkii
yaa kuu muhanayaa
jaceylku madiixaa
is marwaadintenuna
waa lagama maarman

codkii Mohamoud Amoore, Samsam Ali Rooble