VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saanyad - Lyrics

jacaylkii ku saanyadaayee sanca aad u waydaa bal inaad wax saacidaad hesho waa sad caashaq misna kaama siistee wuu kula socdaayoo ka saban saban buu sidii kugu ahaadaa ood ka seexan waydaa jacaylkii ku sahansadaayee sabi nimada kugu helaa saablayda hoosiyo sanbabada dhexdoodiyo wadnuhuu ku soofaa
Queue is empty
-- / --