VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shukri - Lyrics

uugubtii hablaha iyo udgoontaan jeclaayey shugriyeey ilwad quruxeey adigaan aduunkiyo adamaha dhamaantood kali kaa ishaartoo kaa eegtay inan yahay arlo ruub ku helay iyo ilo wada xareeda lagu oon baxaaya iga dhigan tahay anigee adigana iskay sii macaano iskay sii indhuhu waxay jaliicaan afkuna amaanaa ifka ruuxu jecelyee jecelyee ma ogtahay aqoontuna araga kama horaysee isirkaad ka dhalataa idil kood ideeqee
Queue is empty
-- / --