VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ul iyo diir - Lyrics

Waxaan ahay ul iyo diir Marna gacal walaalaa Wadaroo is jeceloo Waligood waligood is aamina 2x Wax hagaajin mooyee Marna wiiq Ismaan odhan Wax hagaajin mooyee Marna wiiq Ismaan odhan Wanaagii dhexdeenana Wilmada jacaylkana Waa in laga ilaalshaa 2x Warba iima haysidee Sibaad iigu weyntahay Warba iima haysidee Sibaad iigu weyntahay Ilmada eegaa Macaan iigu weyntahay 2x Waxa nool aduunyada Madaw iyo cadaanba leh Ee weyne uumay Adaan kaa adaan kaala soo baxay 2x Wehelkii qalbiga iyo Wadnahaad ku taalaa Waaxyaha jidhkaygiyo Dareenkii naftayduba Wey kuu hanweyn yihiin 2x Warba iima haysidee Sibaad iigu weyntahay Warba iima haysidee Sibaad iigu weyntahay Ilmada eegaa Macaan iigu weyntahay 2x
Queue is empty
-- / --