VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quudka gumaysiga qurux maleh - Lyrics

qaranimo waxaa helaa qoyskii walaalaa qaybsada dhibaatadoo la qaraara gumaysiga qoonsoo cadaawaha yuu ku dhaafin qayrkaa ha u qaadan quudka isticmaar inuu yahay xalaal qoortoo lagaa jarayaa dhaantee ha qaadan qaan weeyee, qurux malee, qiilbuu ka dhigan qaniinyada guumaysiga qoonkii xanuunsaday waa kuwa qabawgiyo qaaya wacan ku wada nol qiiraa lagaa rabaa qaban qaabo gobanimo
Queue is empty
-- / --