Heesta Aroos - Lyrics
nimco daa in bixiyiyo
deeq weeyi guurkiyo
labadii da adoodiyo
iska doortay qayrkood
laba aan dantoodiyo
dabarkoodu abid guin
ka ilaasha dabacee
isku daga ahaada
ducaan idiin hibaynee
kudurduurta abidoo
gayaan lagu dagoo wacan
daa inkeen ha idinka dhigo
aamiin insha allah
dantu wada jirweeye
laba isku daacadoo
isku duuban abidkood
noqda ul iyo dayrkood
ubad laduugsadoo
dabcigii wacnaa iyo
lagu ababshay diintaad
daa in idiin baryaaynaa