Heesta Qiso - Lyrics
webi qoor ku taaliyo
qarkiyo si loo dhigay
ma taan taydii qaade
ma halbihii qureyshiyo
rerbihi qurayda
qabriyada kasoo mudhay
mise qoomkii ciisiyo
qarnigii hore tagey
aya qaar ka joogeen
qisaduna waxay tahay
qurbaha joogistisiyo
uma baran noloshan
allow yaa ku qaado
ka meeqa hoogo
gari iyo lahaynba
gurigii qofkum ahaye
halka sare u duula
ma quruxsidabo
ilamaha kugu dheero
intii lagu qaayibay
muuqaga ooda
qisaduna waxay tahay
qurbaha joogistisiyo
uma baran noloshan