VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaraami - Lyrics

Ishukeen kalgacalkuye Aniguba ilaashaday Aawada shan goorbaan Shiishiiday samadee 2× Sida aan shabeel ahay Shafka aanka reebee Shacnigiyo wanaag wanaag Sharaf badanidaa Wey wey waa sheekaysanaa Shacnigiyo wanaag wanaag Sharaf badanidaa Wey wey waa sheekaysanaa Shaarliyoo xariiriyo Sida shucuubta dahabkaa Shilisaa warkaaganoo Oo igu shirabanaa 2× Markaan sheeda kaa dayo Saw shaashku ima kaco Shacnigiyo wanaag wanaag Sharaf badanidaa Wey wey waa sheekaysanaa Shacnigiyo wanaag wanaag Sharaf badanidaa Wey wey waa sheekaysanaa
Queue is empty
-- / --