walow aan asaagaa
adiga kuugu jecelahay
oo aad ilwaad qurux
adiguna ogsooneed

afka uun kaama lihiye
ay uurka iga tahay
amaana allah inan yahay aakhirana way
wan isku arki doonaa

hadii waa aduunyee
aad iga irdhowday
axdiga aynu dhiganayo wacadkii ilowday

ifka intaad ku nooshahay
kaa aarsan maayee
amaana allah inan yahay
aakhirana way wan isku arkidoona wan isku arki doona

Exit mobile version