VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhab dhab - Lyrics

Yartu dhaqan mac- Aanaa dhugashada Ku wacanaa dheeh- Eedu bilanaa isu dhiib- Ay inantuye ma dhal Owliyaad baa x2 Inuu dhaxal yahay Inuu dhiigayga raacay Oo aan dhoohanahay Jacaylku idhiirinaayo Inaan kuu dhan taal- Nahay x2 Hadaan dhab dhab Ku siin lahaa jacayl Dhagaa isiin lahayd Dhun kashadaa La iga celin lahayn Dhab dhab dhaxan Taa idayn lahayd x2 Yartu dhalaal udgoo- Naa dhex yaraa astur- Anaa dhedigeedu wac- Anaa is dhex qaadnay Inantuye ma dhashii Qureesh baa x2 Inuu dhamac yahay Inuu dhuuxayga shii- Lay oo aan dhohanay Jacaylku idheerinayo Macaan kuu dhiba- Nahay x2 Hadaan dhab dhab Ku siin lahaa jacayl Dhagaa isiin lahayd Dhun kashadaa La iga celin lahayn Dhab dhab dhaxan Taa idayn lahayd x2
Queue is empty
-- / --