VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaantii cover - Lyrics

sida jaawa geeloo jiilaal abaariyo jeel iyo haraad helay xalay jelelad kaygii jaar kaa ku toosoo kaa jiifi kaa jiifi waayee adiguna majoogtide ma waxad isoo jirin markaan iilka jiifsado ee jahada la idhigo jiqin jiiq madheedh liyo jilbiskiyo abeesada sidii aan ku joog saday kala booday jaantii jiraad igu abuurtoo kaa jiifi kaa jiifi waayee adiguna majoogtide ma waxad isoo jirin markaan iilka jiifsado ee jahada la idhigo
Queue is empty
-- / --