VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasteexo cover - Lyrics

nasteexoy naruuriyo adaa nabada gooyee niyadaa ku diidoo adaa naca ku beeree ka noolaaday waagaad ina naabinaysee maxad igaga naban tahay ood iinaa wilaysaa nacam ku oran maayee nasteexoy nin kii nool naxdin baa utaalee nimco maleh aduun yadu nasoo maalmo mooyee baguu nabar ku gaaroo nabsigaygii aragtee maxaad igaga naban tahay ood ii naadinaysaa nacam ku oran maayee nasteexoy naruuriyo adaa nabada gooyee niyadaa ku diidoo adaa naca ku beeree ka noolaaday waagaad ina naabinaysee maxad igaga naban tahay ood iinaa wilaysaa nacam ku oran maayee
Queue is empty
-- / --