VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xabiibi - Lyrics

Xidigtii haweenka ku Xardhanayd naftaydoo Xusnid xusnid xabiibi Xusnid xusnid xayaati X2 Xurmaan xurman kuu Hayaa xaqbaad xaqbad Leedahee x2 Xidig xidigtii iftaay xurman Xurmaan kuu hayaa x2 Xabiibti xabiibti xabiibti Xabiibi xabiibi xabiibi X2 Xilwa xilwa xilwa yaa Cayuuni xilwa yaa xabibi Xilwa Xurmaan xurman kuu Hayaa xaqbaad xaqbad Lee dahee Xidig xidigtii iftaay xurman Xurmaan kuu hayaa x2
Queue is empty
-- / --