yax yax iyo xishood baa
igu yuurur sadayoo
jaceel igu yuka ay baa
ii yeedhanaayoo

yay diyo ugaadhaan
yeelaha uyag leelaa
yaca iyo atooraan
aan yamaarug gaaja ah
yuuqaba aday baday
yul qanka iyo taahee
la igu kaa dul yoon kee
wanaagana mayeeshide

sideed iila yaab taa
layaab taa
sideed iila yaab taa
la yaab taa layaabtaa
yool baad igelisee

kal gaceel yuhuun lihi
yar yareesi malahee
yab yaboohis kaadaa
yaa yaa laqaadine
yuuciyo adoon noqon
laan yiciba oo kale
oo aan yu ashadeedana
waa yeel kadaa oran
yabadh baan kaheli lahaa
hadaan dhagax u yeedhee
la igu kaa dul yoon kee
wanaagana mayeeshide

sideed iila yaab taa
layaab taa
sideed iila yaab taa
la yaab taa layaabtaa
yool baad igelisee

Exit mobile version