VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasteexo - Lyrics

dawooy sheekadaad ila doonaysiyo dookhiyo kalgcal way i daashadeen dakharada jacayl siday ii damqaan dabka shidan yartii igu daartaybaan wali daydayaa kaligaa degmooy kuma diidayee dumarkaba miyaan dibnaha u furaa ubax dayr bixiyo sida geel damala qurux laguugu deeq dulqaad kuguma yara ma dabeecad xumid waxaa tahay dun wacan nasteexooy dartaa duunkio naftaan dood ula galloo dareenkaan ku shiday inaan dacal qabtana u dadaal galoo qalbi daalanoo beri damac helaa damci waayay taa ado daacad wada kuma dayrinine dahabooy walaal nabsi hay dul dhigin ubax dayr bixiyo sida geel damala qurux laguugu deeq dulqaad kuguma yara ma dabeecad xumid waxa tahay dun wacan daruuraha cirkiyo amba daad socdaan dhex dabaashayoo durdurada kalgacal duni caashaq bay igu soo dabreen daymada indhuhu xusuus daahan bay wali daawadaan dawgad martana naxariis da,diyo doogiyo ugbaad rabi kugu dawee ubax dayr bixiyo sida geel damala qurux laguugu deeq dulqaad kuguma yara ma dabeecad xumid waxa tahay dun wacan
Queue is empty
-- / --