VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahra - Lyrics

sahraadan jeclaayeey bukaan socod sidaan ahay kuu bukooday adigoo beerkad la daristoo boholyaw daraadii barkimadaan ka toosa sahraay adi daraadaa badhtamaha habenkii waxan soo baraarugay adigoo bogaygiyo barbarkayga jiiifee sahradaan jeclaayeey adiguna bartii iyo hawd baalihiisaad ku bariisataayoo bogataa hurdada oo booga geel ku maashaa sahraay adi daaraada badhtaaha habeenkii waxaan soo baraarugay adigoo bogaygiyo barbarkayga jifee
Queue is empty
-- / --